Sheeko Xariiro

· contact us
Authors

Sheeko Xariiro

Waraabe iyo Wan.

Waraabe ayaa wuxuu u yimid wan keligii ceel jooga, oo aan cidina la joogin. Waraabihii ayaa wuxuu ku yiri, Wanoow yaa kula socda, mee dadkii kula socday? Wankii ayaa wuxu yiri, waa kaligeey oo cidna ilama joogto. Waraabihii wuxu yiri, wanoow ha iga qoslin feerahaan iin ku leeyahaye, run ii sheeg, isago la yaaban sida uu u helay wax aan cidina la joogin.

Asad Moallim

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: