Sheeko Xariir

· contact us
Authors

Waraabe iyo Dameer

Waraabaha waxu ka mid yahay bahalaha aad hilibka u jecyl, weliba waxa la yiraahdaa wuxu sii jecelyahay in uu cuno hilibka dameeraha. Habeen ayuu wuxu arkay dameer hilib saran yahay oo cidla maraya. Waraabihii inta farxaddii ka badatay ayuu orad isku taabtay oo wuxuu yiri… alla caawa nasiib badniyaa waa hilib hilib saran. Intuu farxaddii iyo oradki ku maqnaa ayaa dameerkii hilibku saaraa ka mirqay, qoomamo ayuu qamuunyo qawlalada isku gooyey oo madaxa ruxay oo wuxu ku cabaaday. Allow yey mar meel uga bururuf tiraahdaa ( waa cod ka soo baxa marki dameeruhu duufsanayaan). Sidaas ayuu dameerkii iyo hilibki dhurwaagii ku waayey.

Asad Moallim

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: