waa taajirnimo in aad taqaano luuqadaada hooyo.

· Uncategorized
Authors

WAA TAAJIRNIMO INAAD TAQAANO LUQADO BADAN
• Marka ilmuhu barto afka-hooyo iyo luuqadda iswidhishka waxa u suuro geli inuu barto dhaqankiisa iyo kan iswidhiska.
• La hadla oo la sheekeysta ilmihiina una ogolaada in aay inla fariistaan markaad sheekeysanaysaan.
• Uga sheekeeya sheekooyin iyo taariikho taa waxay u kobcinaysaa luuqadda iyo garaadka.
• U akhri ilmaha buugaag, taasi waxay u fududaynaysaa akhriska iyo qorista.
• Ilmuhu wuxuu isku mar baran karaa labo ama seddex luuqadood.
• Luuqadaada kula hadal ilmaha, hadii waalidiintu laba luuqadood ku kala hadlaan, waalid walba luuqadiisa ha kula hadlo ilmaha.
• Xitaa hadii ilmuhu iswidhishka kugula hadlo, kula hadal afkaaga.
• Hadaad luqadaada si wanaagsan u taqaanid, waxaa kuu fududaanaayo barashada iswidhishka.
• Haduu ilmuhu isku qaso luqadaha marka hore, waxba haka walwalin, waa caadi marka luuqadda la baranaayo.
• Hadii aad danaynayso barashada luuqadda iswidhishka, ilmahana sidaas oo kale ayey u danaynayaan.
• Ardayda ku wanaagsan luqadooda badanaa waxaa u fududaada iswidhishka iyo maadooyinka kaleba.

AsadU.k

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: